3 keystone habits to develop charactor
1. Be proactive.. response to external circumstances
2. Focus on results.. visualize your outcome before taking action
3. Put first thing first.. schedule your priorities
3.habits to improve your quality of relationship
1. Think win win.. pursue profitable outcomes for you and your partners
2. Listen first then speak.. pay attention to emotions, verbal and nonverbal communication
3. Synergize.. build team where the whole is more than the sum of separate parts
3. Techniques to achieve your goals
1. Determine your wishes goals and tools to achieve them
2. Create a mind map of where you see yourself at a set time in the future
3. In your relationship seek outcomes that allow you and others to win
Key insights of the 7 habits of highly effective people
1. Focus on thing you can control
Concentrating on thing you keep under control helps you transform your attitude towards uncontrolled situation and cope with things you can't change
2. Practice empathic listening
To listen with empathy rephrase what the other person has said and ask them to confirm whether you have represented their intention correctly
3. Rethink your lifestyle
Question your habits, hobbies and addiction believe to ensure that they move you towards your goals in life
4. Develop your character
Paying more attention to developing qualities like humility, integrity, courage and empathy will effect how you relate with others and how they perceive you
5. Craft a personal mission statement
Ask yourself do I want in life? Where do I see myself in next 10years ? Your answers will help you in making life decisions
6. Never give advice unless asked
Do not give unsolicited advice wait for the conversation to lead to the point where the others party asks for your advice
7. Take responsibility
You bring more power into your life when you learn to take responsibility and work to achieve better outcomes
8. Eliminate doubts
Make sure your dream is big enough to inspire you to take action remove self doubt from your life
Translated to Somali language
7 Todobada caado ee dadka waxtarka sare leh
1. Diiradda saar waxa aad xakamayn karto
1. Inaad xoogga ad saarto waxa aad gacanta ku hayso waxay kaa caawinaysaa inad baddesho dabeecadda ku wajahan xaalad aan la xakamayn oo aad laqabsato waxyaabaha aadan badeli karin
2.Ku celiceli dhageys naxariis leh
Inaad si naxariis leh u dhegaysato hadalka qufka kale wuxuu yidhi oo aad weydiiso inay xaqiijiso inaad si sax ah u mutashay ulajeedkooda
3. Dib uga fakar qaab nololeedkaaga
Su'aalo caadooyinkaaga, hiwaayadahaaga iyo laqabsigaaga
oo gumeysi inay xaqiijiyeeen iney kugu dhaqaajiyen yoolalkaaga nolasha
4. Dabeecadda horumari
Fiiro gaar ah u yeelashada horumarinta tayada dabeecadda sidi is hoosaysinta, geesinimada,dacadnimada iyo dareenka aya saameyn doona sida aad ila xarirto daadka kale iyo sidi ay kuu arkaan
5.Waligaa talo haa siin haddan la ku waydiin
Ha siin talo aan larabin sug in sheekadu kuu horseedi doonto heer ay dhinaca kale ku weydiiyaan Talaadada
6. Qaado masuuliyada
Waxaad soo gelisaa awood badan nolasha markaad barato inaad masuuliyad iska saarto una shaqeeyaan uu gaaro natiijoyyin wanagdan
7. Shakiga meesha ka saar
Hubi in riyadaadu tahay mid ku filan si aan kuugu dhiri galiyo inaad tallabo qaado.ka saar shakiga naftada iyo nolashaada
3 saddeh dabeecadood OO dhagax fureed ah si loo horumariyo anshaxa
1. Noqo qof firfircoon.. OO kajawaaba xaaladaha Dibadda
2. Diirada saar nitijooyinka
3. Wax kala horraysi jadwalka malmaxaa
3 seddex caadooyin si kor looga qaado tayada xariira
1. Ka fikir guul guul.. raac natiijooyin faa'iido uleh adiga iyo asxaptaa
2. Dhageyso marka hore kadibna hadal .. u fiirso dareenka isgaarsiin af iyo mid an hadal ahayn
3. Wada shaqayn.. dhis koox halkaas OO dhan ka badan wadarta qeybo qaar ah
0 Comments